مشاهدات
الفيديوهات
API
200K
عداد مشتركي يوتيوب مباشر
Loading Advanced Analytics...
Suheyba Badqas
Kanni waa Boggeeyga rasmiga ah anigoo Suheyba Mohamed Badqas, oo ah walaashiin oo aad uga barrateen soo jeedinta warrarka, barnaamijyada iyo wareysiyada kala duwan ee aad kala socon jirteen idaacadaha sida Maandeeq ee Beled Xaawo, StarFm Radio, Somali Channel TV iyo BBC Soomaali.
Waxaan idinkaga mahad celinayaa taageeradiinna, daawashadiinna iyo fikradihiinna oo muujinaya ka qeyb qaadashdiinna dadaalkeyga, ku aadan horrumarinta iyo wacyagelinta bulshadeenna, gaar ahaan dumarkeenna.
Ula jeedadayda aasaaska bogganni waa in aan ugu addeego bulshadeeyda Soomaali weyn, meel kasta ay ka joogaan caalamka, anigoo idiin soo bandhigayo barnaamijyo la xiriira arrimaha nolasha, haweenka, diinta iyo dhiirragelinta.
Welcome to the official Youtube page of Suheyba Badqas one of the first Somali Women Media Professionals with experience working in London, Nairobi and Mogadishu for Somali, Kenyan and International Media houses.
Embed
تتبع مشتركي يوتيوب في الوقت الفعلي. إحصاءات مباشرة، مشاهدات، منشئون وبحث سريع باسم المستخدم.
الفيديوهات
Video unavailable.
About RealtimeSubCount.com
تتبع مشتركي يوتيوب في الوقت الفعلي. إحصاءات مباشرة، مشاهدات، منشئون وبحث سريع باسم المستخدم.